Skip to main content
iRubric: Presentation/Presentation Rubric

iRubric: Presentation/Presentation Rubric

find rubric

edit   print   share   Copy to my rubrics   Bookmark   test run   assess...   delete   Do more...
Presentation/Presentation Rubric 
Rubric for evaluating student posters and presentations.
Rubric Code: A224C2X
Ready to use
Public Rubric
Subject: Social Sciences  
Type: Presentation  
Grade Levels: K-5, Graduate

Powered by iRubric Cabirka Bandhigga
  Aad u Hooseeyaa

1 pts

Dhex-Dexaad

2 pts

Wanaagsan

3 pts

Heer-Sare

4 pts

Isku-Dubaridka

Aad u Hooseeyaa

Dhageystayaashu ma fahmi karaan soo bandhigida maxaa yeelay macluumaadka iskuma xigxigaan.
Dhex-Dexaad

Dhageystayaasha dhib bay ku tahay soo bandhigida waayo, soo ardeygu wuu bood-boodayaa.
Wanaagsan

Ardaygu wuxuu soo bandhigayaa macluumaad taxane macquul ah oo dhagaystayaashu raaci karaan.
Heer-Sare

Ardaygu wuxuu soo bandhigayaa macluumaadka si macquul ah, isku xigxig ah oo xiiso leh oo dhagaystayaashu raaci karaan.
Aqoonta Mowduuca

Aad u Hooseeyaa

Ardaygu ma fahansana macluumaadka uu gudbinayo; ardaygu kama jawaabi karo su'aalaha ku saabsan maadada.
Dhex-Dexaad

Ardaygu in yar buu ka fahansan yahey macluumaadka wuxuuna awoodaa inuu ka jawaabo in yar kaliya su'aalaha.
Wanaagsan

Ardayga way u fududahay in uu ka jawaabo dhammaan su'aalaha, laakiin wuxuu ku guuldareystay inuu sii faahfaahiyo.
Heer-Sare

Ardaygu wuxuu muujiyay aqoon buuxda (in kabadan inta looga baahanaa) isagoo ka jawaabaya dhammaan su'aalaha fasalka oo leh sharraxaad iyo faahfaahin.
Qaladaaka

Aad u Hooseeyaa

Soo bandhigida ardayga waxaa ku jira in kabadan afar qaladaad oo higaad iyo / ama qaladaad naxwe ah.
Dhex-Dexaad

Soo bandhigida waxay leedahay seddex qalad qalad iyo / ama qaladaad naxwe ahaan.
Wanaagsan

Qaladaadka Soo bandhigidda kama badna laba khalad iyo / ama qaladaad naxwe ahaan.
Heer-Sare

Soo bandhigida ma laha wax qaladaad ama naxwaha ah.
Xiriirka Indhaha

Aad u Hooseeyaa

Ardaygu wuxuu ku mashquulsan yahey akhrinta warbixinta oo kaliya isagoon ilaalineyn xiriirka ka dhexeeya isaga/iyada iyo dhageystayaasha warbixinta la siinayo.
Dhex-Dexaad

Ardaygu marmar uun buu adeegsadaa in uu indhaha ku eego dhageystayaasha uu warbixinta siinayo, laakiin wali wuxuu ku mashquulsan yahey inta badan akhrinta warbixinta.
Wanaagsan

Ardaygu wuxuu ilaaliyaa xiriirka dhageystayaasha inta badan laakiin wuxuu badanaa ku noqdaa qoraalada.
Heer-Sare

Ardaygu wuxuu ilaaliyaa xiriirka indhaha ee dhagaystayaasha, marar dhif ah ayuu ku noqdaa qoraalada.
Codkarnimada

Aad u Hooseeyaa

Codka ardaygu waa hooseeyaa, wuxuu si khalad ah ugu dhawaaqayaa ereyada, hadalka ma gaarsiin karo qaybaha dambe ee dhageystayaasha.
Dhex-Dexaad

Codka ardaygu wuu hooseeyaa. Ardaygu si qalad ah ayuu ugu dhawaaqaa ereyada. Xubnaha dhagaystayaasha ayaa dhib ku qaba maqalka bandhigga
Wanaagsan

Codka ardaygu wuu cadyahay. Ardaygu wuxuu ugu dhawaaqaa ereyada ugu badan si sax ah. Xubnaha dhagaystayaasha badankood waxay maqli karaan bandhigga.
Heer-Sare

Codka ardaygu adeegsanayo waa nadiif, ku dhawaaqiduna waa sax ereyada, dhammaan xubnaha dhagaystayaasha si nadiif ah bay u ula maqlayaan bandhigga.



Keywords:
  • Presentation/Poster







Do more with this rubric:

Preview

Preview this rubric.

Edit

Modify this rubric.

Copy

Make a copy of this rubric and begin editing the copy.


Print

Show a printable version of this rubric.

Categorize

Add this rubric to multiple categories.

Bookmark

Bookmark this rubric for future reference.
Assess

Test run

Test this rubric or perform an ad-hoc assessment.

Grade

Build a gradebook to assess students.

Collaborate

Apply this rubric to any object and invite others to assess.
Share

Publish

Link, embed, and showcase your rubrics on your website.

Email

Email this rubric to a friend.

Discuss

Discuss this rubric with other members.
 

Do more with rubrics than ever imagined possible.

Only with iRubrictm.



Copyright © 2024 Reazon Systems, Inc.  All rights reserved.
n16